Tip:
Highlight text to annotate it
X
Xisaha Garaadaw igu gantay wuu ila Guguurto ila gudub
Garidii Haweenkaay Gu iyo deyr wuu ii gubayaa anba kama Gamee
Garidii haweenkaay gu iyo deyr anba wuu ii gubayaa kama gamee
galbiskaan sugayaayiyo Guri galkii sodigan ka gaabshee iga guday
Galbiskaan Sugaayiyo Guri galkii sodigan ka gaabshe iga Guday
Guunyada ii cishee kuma gabinee kuma geys maraaye ila garo
Guunyada ii Cishee Kuma Gabinee kume geys maraaye ilaa garo
Wiil Goba sidaado Garasha leh wayaaha Gilgimayaa ii samir Goobaday Warsanbaa guul guul ku xigin Gocashale
Wadnaha iyo Agtiisaan kugu Guntoo Geeri baan ka xigayaa Guri nin kale
Wadnaha iyo Agtiisaan kugu Guntoo Geeri baan ka xigayaa Guri nin kale
Anba waa iga Garanuug Gabadh Kalo Aan uu soo geed fadhiisto oo Aan Ka Geel Baxshaa
Gijiiso Guntiga oo Guga kan xiga a Gaaf igu aroos
Gawraha habeenkii gabi dhacaa Gacalooy dartaa ayaan uu gubanayaa
wiil gobaa sidaadoo oo garasha leh waayaha wiil gobaa sidaado oo garasha leh waayaha
ii samir gobaaday galasanbaa guul guul xigeeysiyo cogashadeed Wiil Goba sidaada oo garasho leh waayaha gilgilayaa
alla gocasha lehee