Tip:
Highlight text to annotate it
X
Cishqigu dhadhamiyoo ka taga maaha
Fiiriyoo dhagayso maaha
Cishqigu dhadhamiyoo ka taga maaha
Fiiriyo dhagayso maaha
Dhaayo ku jecel Dhib u gayso maaha maaha
Dhaayo ku jecel Dhib u gayso maaha maaha
Dhab u beer jaceylkoo Dhana haka taginee
Ileen naf wax jecel Iyada dhibanoo sii dhib maaha ax
Cishqiguu dhisoo dhidib weeye Dhool dhooliyo dhanbiga u diid weeye
Cishqiguu dhisoo dhidib weeye Dhool dhooliyo dheeliga u diid weeye
Ruux dhab kuu jecel Soo dhawayso weeye weeye
Ruux dhab kuu jecel Soo dhawayso weeye weeye
Dhab u beer jaceylkoo Dhana haka taginee
Ileen naf wax jecel iyada dhibanoo Sii dhib maaha ax
Sii dhib maaha woy Sii dhib maaha ax
Sii dhib maaha Ax Siidhib maaha
Sii dhib maaha Ax Siidhib maaha
Sii dhib maaha Ax Siidhib maaha
Sii dhib maaha